Meydadka dad dhintay oo laga helay Kaniisad kutaala dalka Indonesia

Dalka Indonesia waxaa ku habsatay musiibo ay noloshooda ku waayeen dad aad u badan ,waxaana wali socda gurmad loo fidinayo dad badan oo ku go’doonsan goobo ay saameesay dhul gariir xoogan oo dalkaasi ku dhuftay. Inta la xaqiijiyay dad gaaraya 844-qof ayaa ku dhintay dhul gariirka ku dhuftay Jimcihii dalka Indonesia, waxaana dhul gariirkan la … Continue reading Meydadka dad dhintay oo laga helay Kaniisad kutaala dalka Indonesia